Haweeney ka qeyb galeysay Tartan cunto Cunis ah oo si lama filaan ah u geeriyootay

Haweeney u dhalatay dalka Australia kana qeyb qaadaneysay tartan cunto cunis ah ayaa si lam afilaan ah u suuxday kadibna u geeriyooday xili ay cuneysay raashinkii cunistiisa lagu tartamayay. Sida ay baahiyeen Warbaahinta Ausralia haweeneydan oo magaceeda la qariyay ayaa ka qeyb galeysay tartanka cunto cunista gaar ahaan doolshada, waxaana haweeneydan durba xaalkeeda isbadalay markii … Continue reading Haweeney ka qeyb galeysay Tartan cunto Cunis ah oo si lama filaan ah u geeriyootay